Dabar-wadaag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro ..., m.dh)

(kiim.) Dabar ka dhex samaysma laba atam oo wadaaga lammaane elektaroon.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabar-wadaag


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg