Dabbaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Webi, durdur iwm meesha ugu biyo yar ee lugta looga gudbi karo. 2. ld dabbaanid.
Dabbaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Fallaar aan dheg lahayn oo sida waranka u dhuuban; lama saaro mariid, waxaa loogu talaggalay in ay wax naafayso.
Dabbaan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)Webi, durdur iwm lug uga gudbid meesha ugu biyo yar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabbaan ↴
laako | dabbaanid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg