Dabboojiye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-jayaal, m.l/dh)

1. Bisha lixaad ee sannad qorraxeedka. 2. D.-jayaal: laba xiddigood oo waaweyn oo cirka dhiniciisa koonfur ku yaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabboojiye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg