Dabdheer

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dabka lagu dagaallamo oo loogu talaggalay in uu meel fog wax ka dilo, wadajirkiisa. 2. Colka dabkaas sita. 3. Bundug dheer.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabdheer


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg