Daboolan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay)1. Weel iwm wax la daboolay noqosho. 2. Wax muuqaalkooda wax kale qariyey noqosho.
Daboolan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)1. Wax la daboolay ahaansho (weel iwm.) 2. Wax muuqaalkooda wax kale qariyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daboolan ↴
af | afmaldah | alfiyoole | daboolmid | daboolnaan | feyd | holac-xuub-wadneed | huwan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg