Dabsii

Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Ilmo xoolaad, yar, aan hooyo lahayn, neef kale nuujin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabsii

dabsiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg