Dacarbax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Bixidda caloosha qaras ku jirta ay ka baxdo.

Dacarbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

Calool ama xiidmo qaras ku jirtay, ka bixid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dacarbax

dacarbixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg