Dadabgal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.l)

1. ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo. 2. ld dadabgelid.

Dadabgal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)

U d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dadabgal ↴

dadabdhig | dadabdhig | dadabgelid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg