Dafcad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Koox dad oo hawl wada billaabay ama wada dhammeeyey.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dafcad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg