dagaalgeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Ciidan dagaallamaya hoggaamin (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dagaalgeli ↴
dagaalgelin [m.f.dh]
eeg dagaalgeli. ld dagaalgelis.
dagaalgelis [m.l]
ld dagaalgelin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg