Dakanaduug

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Baabi'inta la baabi'iyo godob dad u dhexeysey. ld dakanaduugid.

Dakanaduug

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Godob dad u dhexaysay baabbi'in.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dakanaduug

dakanaduugid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg