Dalandal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. D. ah: ilmo socod barad. 2. ld dalandalid.
Dalandal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)Ilmo, socod barasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalandal ↴
dalandalid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg