Dallaallimo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Meel kor ka dadan oo dhinacyaha ka furan oo wax lagu gato ama la harsado. ld dallaalin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dallaallimo

dallaalin | dallaallimee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg