Dallaasho
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-shaday, -shatay)Ku d.: meel barwaaqo ah ama biyo badan ku keliyaysasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dallaasho ↴
dallaashad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg