Dalqan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hadal badan oo iyadoo aan laga fiirsan lagu hadlo. 2. ld dalqamid. ld dulqan¹.

Dalqan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Hadal badan oo aan laga fiirsan ku hadlid. ld dulqan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalqan

dalqamid | dulqan | dulqan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg