dalwi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Ceel wadaan u ridid (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalwi ↴
dalwin [m.f.dh]
eeg dalwi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalwi ↴
dalwin [m.f.dh]
eeg dalwi.