damaashaadid
(m.f.dh)

eeg damaashaad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh damaashaadid

ciid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Maalin la qaddarinayo u damaashaadid (ummad). ld iid².

dabbaaldeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Maalin muhiim ah ciyaar ku xusid. 2. Fardo ku damaashaadid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg