Dambaysiin
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg dambaysii. dambe s. 1. Ka d.: dabadeed, kaddib. Tus. “Fasaxa ka dambe ayaan is arkaynaa”. 2. Gadaal xiga; dambeeya. ld damme.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dambaysiin ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg