Dambeed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ddo/-dyo, m.dh)(xis.)Ururka xubnaha dambe ee lammaaneyaal horsan ee xiriir. Guud ahaan waa ururka leh tirsaneyaal ee la dhigo dhidibka taagan (dhidibtay) ee garaaf.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dambeed ↴
saandambeedi | saandambeedin | caaqibo | ciribdambeed | fandambeed | gelin-dambeed | gowsdambeed | jirrid-maskaxeed | kaldambeed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg