Dameeradhaglee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)Qof wax uu niyadda ka jecel yahay is diidsiin. ld dameerabilee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dameeradhaglee ↴
dameerabilee | dameeradhaglayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg