Dameerdibadeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

1. Farow. 2. Dameer duur joog ah oo aan dadku munaafacaadsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dameerdibadeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg