Dami

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Dab, nal iwm bakhtin. 2. Dhibaato xasilin. ld demi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dami

aadami | aadaminnimo | aadaminnimo | aaddamid | laacdamid | adami | adamiyeysasho | adamiyeysi | adamiyeyso | baqtii |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg