Damiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)Qof siiba arday oo fahmadiisu yartahay. ld dammiin.
Damiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld dammiin¹.
Damiin
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)ld dammiin².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga damiin ↴
damiinad | damiinad | damiinid | damiinnimo | damiinnimo | damiino | dammiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg