Dammaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Wareer culus oo qofku kala garan waayo meesha iyo waqtiga uu joogo.
Dammaad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Wareer culus oo meesha iyo waqtiga la joogo lala kala garan waayo la kulmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dammaad ↴
dammaadid | dammaadsan | dammaadsanaan | dammaadsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg