Damman
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Qof maskax ahaan aan baraarugsanayn ahaansho; maahsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga damman ↴
dammanaan | dammanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg