Danab-soocid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Maxsuulka falgalka kiimikaad kana dhasha qulqul danab oo dhexmaraaya gudbiye-milme. Raadkani waxa uu abuuraa aayano u kala socda dhinaca qotinada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga danab-soocid ↴
qotintabane | qotintogane | xeerka danab-soocidda Faaradhay |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg