Dandaami
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo la socosho. ld daddaami.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dandaami ↴
daddaami | daddaamin | dandaamin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg