Dandarro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Diif ka muuqata nafley oo ka timaadda nafaqo darro ama cudur.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dandarro ↴
dandarraysan | dandarree |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg