Danduul

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Weel bir ka samaysan oo marka ceelasha la qodayo dhoobada lagu qaado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga danduul


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg