Danee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)

1. Caano la lulayo biyo yar ku darid. 2. Wax tixgelin dheeraad ah siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga danee

danayn | lixdaneeye | lixdaneeyo | qabiili |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg