Dangee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)

Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dangee

dangeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg