Dangeysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dangeysan

dangeysnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg