Danni

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dareen shaki iyo hubsiino la'aan abuura.

Danni

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Dareen shaki iyo hubsiino la'aan leh cid ku abuurid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga danni

banii-aadannimo | benii-aadannimo | biddannimo | binii-aadannimo | ciidannimo | danniyid | hodannimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg