Danyar
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Qof dhaqaalihiisu liito oo aan heli karin wax nolol maalmeedkiisa dhaafsiisan. ld dabyar.
Danyar
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-raa, -rayd)Qof dhaqaalihiisu liito oo aan heli karin wax dhaafsiisan nolol maalmeedka ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga danyar ↴
ciidanyari | ciidanyaro | dabyar | danyaraan | danyari | danyaro | dhurwaayo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg