Daqaqan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Socod meel aan guriga ka fogeyn lagu gaaro; faalal. ld daqaqamid.
Daqaqan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)U d.: Meel aan guriga ka fogeyn socod ku gaarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daqaqan ↴
daqaqamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg