Daradhig
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. D. ah: miro meel sare saaran oo la qallajinayo. 2. D. ah: ilmo dhashay oo aan weli afartankii ka bixin.
Daradhig
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Sariir caws ka samaysan oo aad dhulka ugu dhow.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daradhig ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg