Darangee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)

Xoolo, meel daran leh daajin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darangee

darangeel | darangeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg