Dareensii

Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Cid, xog ka maqnayd garansiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dareensii

xadatee | dareensiin | dig | digniin | laqanyee | mihin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg