Dareerin-koobane

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

(xis.) D. tirada tibxaheedu ay koobanyihiin ama ay jirto tibix susuntu ay ku dhammaato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dareerin-koobane


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg