Dareerto
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Lafta dheer ee dhabarka. 2. Meesha godan, sanka hoostiisa ku beegan ee bishinta sare kala barta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dareerto ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg