Dareewal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Qof shaqadiisu tahay baabuur wadidda; shufeer, wade. 2. Qof yaqaan sida baabuurka lo wado. ld direewal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dareewal ↴
direewal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg