Darmaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Ubad fardood oo lab. 2. Nin mingis qaba.

Darmaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no, m.dh)

1. Ubad fardood oo dheddig. 2. Qof dumar ah oo qaba mingis.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darmaan

laag |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg