Darmad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Midab guduud oo madow xigeen ah oo xooluhu yeeshaan. 2. ld darmasho.

Darmad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Koor boodaanta ka yar, aleelkana ka weyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darmad

darmasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg