Darmi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay,-isay)Xoolo meel daran leh daajin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darmi ↴
beelow | dardarmid | darmid | darmin | darsamid | iskudarmid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg