Darroor

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Biyo aqalku kor ka soo daayo kolka roobku da'aayo.

Darroor

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Aqal, biyo kor ka soo deyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darroor

darroori | darroorid | darroorin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg