Dawaxaar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dawo xoolaad budo ah oo reer miyigu dadka uga daaweeyaan cudurrada caloosha, sida xundhurta, tiifaha iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dawaxaar ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg