Dayaxgacmeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Saaruukh.

Dayaxgacmeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(c.fal.) Dhinaca xiddigiska, waa shay yar oo ku meeraysta meere korkiisa; dayaxu, tusaale ahaan, waa d.ka dhulka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dayaxgacmeed

cirbaxeen |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg