Dayaxmadoobaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)Marka dhulku kala dhex galo qorraxda iyo dayaxa, oo hooska dhulku madoobeeyo dayaxa.
Dayaxmadoobaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)(c.fal.) Dayax madoobaadku waxa uu dhacaa marka dhulku isku gudbo fallaadhaha ka imanaya qorraxda inta ayn soo gaadhin dayaxa, waxana dayaxa ku dhaca hadhka dhulka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dayaxmadoobaad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg