Debbir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax si wanaagsan u xallin. 2. Kala d.: wax si khayaano ku jirto u habeyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga debbir

debbiraad | debbirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg