Deeqtoon
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)Wax isku filan oo aan cidna u baahnayn noqosho.
Deeqtoon
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax isku filan oo aan cidna u baahnayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deeqtoon ↴
deeqtoomid | deeqtoonaan | deeqtoonaansho | deeqtoonow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg